Epictetus; wuxuu leeyahay oraah u eg xadiisakii Nebi.        muxamed Scw ee ahaa ama khayr ku hadal ama iska.         aamus. Epictetius wuxuu leeyahay baro aamuuska,              ama haddaad hadlayso dheh waxa muhiimkaa erayo          yar.        oo kooban. Waa halka soomaalidu ka tiraahdo.  halkii.                toban eray u baahan yaysan kun eray kaa qaadan." Muhiimadu waa haddii aad hadal maagto ku hadal waxa khayrkaa ama iska aamus! Falsafada Soticsmku waxay ka loox jiidanaysaa faylasuufyo waaweyn oo dhisaya qalbiga aadanaha sidaa darteed aniguna waxaan ka looxjiidanaya Epictetus, Aurelius, seneca, seno iyo Nebi muxamed Swc oo ah kan ugu mudan ee laga looxjiito. 

 

Sannad wacan caawa intaan baan ku darsaday sannadkan la leeyahay wuu cusubyahay.

Aw kalid.